Ma u Baahan Tahay Caawimaad Hadda?
Haddii aad u dhexeyso da'da 12-30
oo aad ubaahantahay caawimaad, halkan guji .
Ku deeqo

Ku Samee Hadyad Qof Sharaftiisa

Marka aad wax ku tabarucdo qof sharaftiisa ciidaha, dhalashadiisa, ama munaasabad kale, waxaanu u soo diri doonaa kaar ay ku qoran yihiin warqad gacan ku qoran oo ogeysiinaysa hadiyadaada.

Kaliya noogu sheeg magacooda iyo ciwaankooda sanduuqa faallooyinka ee hoose, ama noo sheeg haddii aad rabto in kaadhka laguu soo diro si aad u buuxiso.